Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska 21-ka Janaayo oo diyaar garow loogu jiro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xuska 21-ka Janaayo oo diyaar garow loogu jiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Doodan ayaa ujeedkeedu ahaa u diyaar garowga 43guurada ka soo wareegatay maalintii la dhaqan geliyey Qoridda Afka soomaaliga.

Gudoomiyaha Akadeemiyada Cilmiga Fanka iyo Sugaanta Dr Cismaan Yuusuf Maxamed ayaa sheegay in Akadeemiyadu ay tahayP halka uu ka bilowday Afka Soomaaliga.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Guddoomiye ku xigeenka Gudiga Qaban qaabada Munaasabadan 21-janaayo Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa ka hadlay wadadii loo maray inuu baaho afka soomaaliga.

Bare sare Maxamed Siciid Cabdi oo ka tirsan MacallimiintaJus ayaa ka sheekeeyey sida qofka soomaaliga uu uga fogaano Afkiisa hooyo.

Maxamed Cilmi Tooxow Agaasimada Waaxda Dugsiyada Dawladda Xubina ka ah Qabanqaabada ayaa soo bandhigay sida ay ku bilaabantay Farta Soomaaliga.

Qoraa Sare C/qaadir Xuseen Nuur (Maax) ayaa ka hadlay sida uu hodanka uu u yahay Afka Soomaaliya iyo sida ay u arkeynin Dadkiisa.

Intii ay socotay dooda ayaa gudigu ay soo jideen in Hal ku dhigga Sanadka uu noqdo meeris ka mid ah Gabay uu hal abuuray Marxuum Cali Sugule Cigaal oo ahayt OGOLI OO WAXRASHADU WAY EGTEHEE AF SHISHEEYE AYEYNU ADOON U NAHAY.

Previous Post

Ciidamada Xoogga Dalka Ee Ka Howlgala Cadaado Oo La Siiyay Mushaaraadkooda “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka hadlay Weerarkii Ceel-Cadde

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga oo ka hadlay Weerarkii Ceel-Cadde

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka hadlay Weerarkii Ceel-Cadde

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In