Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan fanaaniinta Hobollada Qaranka Waabari, Masโuuliyiinta Golaha Murtida,...
Cabdiraxmaan Ciise Kaahin oo ah milkkiilah maqaayadaha Afro Deli oo ku yaalla Gobolka Minnesota kana mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo halkaas oo la...
Taliye Ku-xigenka Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa kormeer Ku Tagay ย Xirada Tababarka Ciidanka Boliiska ee Degmada Carmo. Jeneral Muqtaar Xuseen Afrax...
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in bulshada ku dhaqan degmada Beledweyne ay yihiin dad jecel Nabadda, waxaana uu ka digay...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa tilmaamay maamulka cusub ee loo dhisayo Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe looga baahanyahay inay ka qeyb...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay si rasmi ah u furay shirka maamul u sameynta Gobollada...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa sheegay ย in dowldda ay ku guuleysatay hirgelinta Nidaamka federaalka...
Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud oo Booqasho...
Maamulka Gobolka Banaadir oo soo Saaray Amaro Cusub oo lagu Mamnuucayo Kawaanadda Xoolaha Lagu qalo ee Ku Yaala Gobolka banaadir....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho