Saturday, December 6, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha galmudug: ” Aad ayaan u soo dhaweynayaa shirka maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo SH/Dhexe”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha galmudug: ” Aad ayaan u soo dhaweynayaa shirka maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo SH/Dhexe”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa tilmaamay maamulka cusub ee loo dhisayo Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe looga baahanyahay inay ka qeyb qaataan doorka ay ku leeyihiin aayaha dalka, isla markaana ay dadajiyaan dhismaha maamulka.

Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa tilmaamay in gogosha la qabtay ee maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ay ahmiyad weyn u leedahay bulshada labada gobolka, isla markaana ay noqoneyso dhameystirka nidaamka Federaalka waxaana uu intaa ku daray inay soo dhaweynayaan maamul u sameynta labada gobol oo daris la ah dowlad gobolleedka Galmudug.

Related posts

Wasiirka Caafimaad XFS Oo Ka Qaybgalay Shirka Caalamiga Ah Ee Doha Forum

Wasiirka Caafimaad XFS Oo Ka Qaybgalay Shirka Caalamiga Ah Ee Doha Forum

December 6, 2025
Kusimaha Madaxweynaha Dalka Oo Qaabilay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Caalamiga Ah Ee Is-Cafinta Iyo Nabadda

Kusimaha Madaxweynaha Dalka Oo Qaabilay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Caalamiga Ah Ee Is-Cafinta Iyo Nabadda

December 6, 2025

Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in dhawaan la qaban doono shirar looga hadlayo Aayaha dalka isla markaana Odayaasha labada Gobol looga fadhiyo inay dadajiyaan ka mira dhalinta gogosha loo fadhiyo ee ah dhismaha maamul u sameynta Gobollada hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku baaqay in talada lagu tixgeliyo Bulshada labada gobol

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo digniin u jeediyay dad sheeganaya inay leeyihiin Dhulka Dowladda

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo digniin u jeediyay dad sheeganaya inay leeyihiin Dhulka Dowladda

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo digniin u jeediyay dad sheeganaya inay leeyihiin Dhulka Dowladda

Wasiirka Caafimaad XFS Oo Ka Qaybgalay Shirka Caalamiga Ah Ee Doha Forum

Wasiirka Caafimaad XFS Oo Ka Qaybgalay Shirka Caalamiga Ah Ee Doha Forum

December 6, 2025
0

RADIO MUQDISHO(DOHA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta ka qayb...

Kusimaha Madaxweynaha Dalka Oo Qaabilay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Caalamiga Ah Ee Is-Cafinta Iyo Nabadda

Kusimaha Madaxweynaha Dalka Oo Qaabilay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Caalamiga Ah Ee Is-Cafinta Iyo Nabadda

December 6, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Amiir Dalka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Amiir Dalka Qatar

December 6, 2025
0

RADIO MUQDISHO(DOHA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Dooxa, Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka Oo Baaq Nabadeed Kasoo Saaray Qalalaasaha Boorama

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka Oo Baaq Nabadeed Kasoo Saaray Qalalaasaha Boorama

December 6, 2025
0

RADIO MUQDISHO:- BAAQ NABADEED Marka hore, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska iyo ehellada dadkii ku dhintay bannaanbaxii ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In