Munaasabad tababar loogu soo xirayay saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga oo muddo sanad ah uga socday dalka Suudaan ayaa lagu...
Iyadoo lagu guda jiro munaasabadaha loogu dabaal dagayo dhalashada nabigeena Muxamed NNKH ayaa gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya waxaa uu sheegay in...
Wararka aynu ka heleyno magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka lagu wado in dib loo furo...
Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusayay dhalashada nabigeenna muxamad N.N.K.H ayaa caawa lagu qabtay masjidka Al.Raxma...
Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Masar Magdy Abdel Ghaafar ayaa xafiiskiisa magaalada Qaahira ku qaabiley wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya...
Golaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shirkoodi caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho waxaana shir gudoominayay R/wasaaraha Soomaaliya...
Munaasabadda lagu xusayay dhalashada nabigeena NNKH ayaa xalay lagu qabtay masjidka Jaamaca ah ee magaalada Cadaado, waxaana ka qayb galay...
Wasaarada Caafimaadka Galmudug ayaa ku wareejisay maamulka Isbitaalka Gaalkacyo ee Galmudug Dawooyin iyo qalab caafimaad waxana kulanka wareejinta goobjoog ka...
Munaasabadan lagu xusayay dhalashada nabigeena Muxamed NNKH oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya,...
Labadan fanaan ee kala ah Axmed Rasto iyo Hodan Cabdiraxmaan,oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho waxaa soo dhaweyay wasiir ku...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho