Sunday, December 7, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida oo u digtay Askarta Dowladda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida oo u digtay Askarta Dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa uga digtay Askarta Dowladda inay ka qeyb qaataan dagaal beeleedyada ka dhaca Dalka.

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute  oo la hadlayay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Maxkamadda  Ciidamada Qalabka sida ay tallaabo ka qaadi doonto Askarta Dowladda ee  ka qeyb qaata Dagaal Beeleedyada.

Related posts

TACSI:-Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Ka Tacsiyadaysay Geerida Marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

TACSI:-Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Ka Tacsiyadaysay Geerida Marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

December 7, 2025
Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Cunno Iyo Daawo Ah Gaarsiisay Deegaannada Sabiid Iyo Caanoole

Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Cunno Iyo Daawo Ah Gaarsiisay Deegaannada Sabiid Iyo Caanoole

December 7, 2025

“Annaga ka Maxkamad ahaan waxaa na quseeya waxaa waaye Dagaal Beeleedyada ma ka qeyb qaateen shaqsi ka tirsan ciidamada qalabka sida haddii uu ka qayb qaatay waxaan  ka qaadi doonnaa tallaabo cad Qof qaran ah inuu ka qeyb qaato dagaal Beeleedya waa arrin aan sharci ahayn, marka sidaa owgeed tallaabo sharciga waafaqsan ayaan ka qaadayna askarta dowladda haddii ay galaan dambiyada nuucaas ah”

Dhanka kale Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in ay yaraadeen dilalka dadka rayidka loo geysanayo kaddib markii maxkamadda ay billowday in dadka  dilalka geysta Sharciga la marsiiyo.

“Dilka  qofka qof dilo oon ka baqin in sharciga la marsiiyo waa ay yaraadeen, xamar waxaa ka jirtay in maalin cad   iskaa daa dilee meydadka la afduubto, iyadoo dadka sidaas yeelanaya ay ka baqin in sharciga la marsiinkaro, waxaana maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda  ay billowday tan iyo markii ay howl billowday in dadkaas Sharciga la marsiiyo” Ayuu Yiri Markale.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda ayaa ku howlan Baaritaanka in Dagaal Beeleedyadii ka dhacay Gobolka Hiiraan in ay ka qeyb qaateen Askar ka tirsan Dowladda.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo cambaareeysay weerarki lagu qaaday safaaradda Sucuudiga ee Tehran

Next Post

Ciidamada Dowladda oo Warmaxan ku dilay Todobo Maleeshiyaad

Next Post
Ciidamada Dowladda oo Warmaxan ku dilay Todobo Maleeshiyaad

Ciidamada Dowladda oo Warmaxan ku dilay Todobo Maleeshiyaad

TACSI:-Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Ka Tacsiyadaysay Geerida Marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

TACSI:-Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Ka Tacsiyadaysay Geerida Marxuum Xuseen Axmed Qoryooley

December 7, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala,...

Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Cunno Iyo Daawo Ah Gaarsiisay Deegaannada Sabiid Iyo Caanoole

Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Cunno Iyo Daawo Ah Gaarsiisay Deegaannada Sabiid Iyo Caanoole

December 7, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka Oo Kulan La Yeeshay Hoggaanka Bulshada Rayidka

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka Oo Kulan La Yeeshay Hoggaanka Bulshada Rayidka

December 7, 2025
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay hoggaanka bulshada rayidka ah,...

Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay dhiggiisa Azerbaijan

Wasiirka dhallinyarada XFS oo la kulmay dhiggiisa Azerbaijan

December 6, 2025
0

Wafdiga ka socda Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiir Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa booqasho shaqo oo rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In