Afhayeenka maamulka gobolka banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane oo Waraysi siiyay Radio Muqdisho ayaa Shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay la shaqeeyaan...
Howlgal ay maanta qaadeen Ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo warramayaa in la Gula wareegay deegaanno ku...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa sheegay in Wasaaraddu ay waddo Qorshayaal shaqo lagu siinayo shaqaalaha Dowladda iyo...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo wali ku sugan Magaalada Baladweyn gobolka Hiiraan, ayaa wada kulamo wada tashiyo ah uu la...
Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif oo waraysi siiyay Radio Muqdisho Codka jamhuuriyadda ayaa ka hadlay ahmiyadda ay leedahay maanta oo...
Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta maamul goboleedka Gal-mudug Axmad Dubbedd Cali ayaa waxaa uu gaaray magaalada cape town ee wadanka koofur...
Beledweyn. 22 December 2015- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa habeenkii labaad ku hoyanaya magaaladda Beledweyn...
Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IMO) ayaa sheegtay in Sanadkaan oo kaliya ay kor u dhaafayaan qoxootiga Yurub soo galay...
Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaau fasaxday Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa gaarka ah maalinta birri ah oo ku beegan Dhalashadii Nabigeena...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiekh Max’uud oo shalay socdaal shaqo ku tagay Magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa tan...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho