Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ย ayaa maanta kala wareegay gaadiid loogu deeqay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Safiirka...
Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta xarunta taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ka hirgeliyay waax cusub oo shaqadeedu tahay...
Fanaanka Farxaan Muuse Cige (Farxaan xidig) oo ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku dhaqan ayaa sheegay in...
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacya wadada Maka Al-Mukaraka, kaasi oo loo maleynayo...
Tababbar lagu baranayay ka hortagga dhibaatooyinka ka dhasha isbadalka cimilada iyo Nabaad guurka dhirta iyo deegaanka ayaa lagu qabtay Degmada...
Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul Aadanaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka...
Mogadishu, 19 December 2015 โ Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Taliska hayโadda Nabad sugidda Qaranka ayaa ugu baaqay qurbo joogta Soomaaliyeed inay wacyigelin siiyaan dhallinta Qurbaha ku nool ee ay...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu laabtay Gaalkacyo ayaa tilmaamay in shirarkii looga hadlayey aayaha...
Waxaa maanta la filayaa in Muqdisho lagu soo gabogabeeyo shirka dajinta siyaasadda Qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed oo ay ka qeybgaleen...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho