Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta ka qeyb galay aas Qaran oo loo sameeyey Abaanduulihii hore...
Safaarada dowlada Soomaaliya ay ku leedahay dalkani Kenya ayaa maanta laga dhex furay xafiis qaabilsanaan doono isku xirka qaxootiga soomaaliyeed...
Magaalada Kigali ee Caasimadda dalka Ruwanda waxaa ka socdsa Shirka Ciidamada Boliiska Caalmiga ee Interpol, Waxaana Soomaaliya shirkaas uga qeybgalaya...
Guddoomiyaha Baarlamanka Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta furay Shir looga tashanayo sameynta Guddiga madaxa banaan ee xuquuqda...
Siminaar Lagu Bararnayay Sida Ugu Haboon ee Bulshadu Uga Qayb qaadan Karto ilaalinta iyo fayo dhowrka Caafimaadka Bulshada ayaa Degmada...
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa munaasabad ka dhacday aqalka Dowladda hoose...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano iyo saraakiil ayaa maanta ka qeyb galay salaada janaasada ee...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Siciid Xuseen Ciid ayaa maanta xafiiskiisa Muqdisho kulan kula qaatay wafdi ballaaran oo...
Taliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa kulan kula yeeshan xarunta Safaaradda Great Britain ee...
Maamulka degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan ayaa faahfaahin ka bixiyay howllgallo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo ciidamada ay...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee Baarlamaanka Carabta iyo Guddoomiyaasha...
RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho