Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Inka badan 20 ruux oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Bakistaan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Inka badan 20 ruux oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Bakistaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida ay sheegeen Booliska dalkaasi Bakistaan, 22 qof ayaa ku dhimatay tira kalana way ku dhaawacmeen qarax ka dhacay xarun dowladeed oo ku taala waqooyi galbeed ee Bakistaan.

Xafiiska uu ka dhacay qaraxa ayaa ahaa mid laga qaato aqoonsiga dhalashada dalkaasi, waxaana la sheegay xilli ay socotay hawshaasi in goobta uu soo galay nin ay ku xernaayeen wax yaabaha qarxa kaas oo goobta isku qarxiyay kadib markii uu mooto kaga dagay meel aan ka fogayn xafiiska.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Qayb ka mid ah Taalibaanka Pakistan ayaa sheegtay in ay ka dambeeyeen qarxaasi kaas oo ay ku dhaawacmeen inta la og yahay ilaa Sodomeeyo qof oo rayid ah, waxaana la geeyay cusbitaalo ku yaala magaalada Mardan oo ah meesha uu qaraxa ka dhacay.

Weerarkani waa mid ka mid ah kuwii ugu darnaa tan iyo bishii 12 ee sanadkii 2014-kii markaas oo weerar lagu dilay 150 macalimiin iyo caruur isugu jira, kaas oo ka dhacay Peshawar.

Caadiyan xafiiska la qarxiyay waa mid safaf dhaadheer loo galo si looga qaato aqoonsiyada dalkaasi.

Booliisku waxay geerida ku sheegeen 22, inta badan dadka dhintay ama dhaawacmay waxay u badanyihiin dad shacab ah.

Previous Post

Booliiska Belgium oo xeray dad looga shakiyay weeraro Argagixiso

Next Post

Ururka u dooda Suxufiyiinta Caalamka oo sheegay in sanadkan la dilay 69 Suxufi”Warbixin”

Next Post
Ururka u dooda Suxufiyiinta Caalamka oo sheegay in sanadkan la dilay 69 Suxufi”Warbixin”

Ururka u dooda Suxufiyiinta Caalamka oo sheegay in sanadkan la dilay 69 Suxufi"Warbixin"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In