Dib u Xusuuso muddadii uu ka shaqaynayay Radio Muqdisho Codka Jamhuriyadda Soomaaliya Wariye Axmed Xasan Cawke xili uu aqriyay War...
Guddi is-ku-dhaf ah oo ka kooban xukuumadda iyo baarlamaanka ayaa maanta u amababxay degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, si...
Alle ha naxariisto, waxaa magaalada Jigjiga ku geeriyooday Wariye Axmed Xasan Cowke oo ka mid ahaa wariyeyaashii ugu caansanaa dalkeenna,...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga...
Alle ha naxariisto, waxaa magaalada Jigjiga ku geeriyooday Wariye Axmed Xasan Cowke oo ka mid ahaa wariyeyaashii ugu caansanaa dalkeena....
Wafdi wasiiro iyo xildhibaano ka kooban oo ka socda dowladda Dhexe oo shalay gaaray magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe,...
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa magaalada Muqdisho tababar heer caalami ah uga furay macallimiin cusub oo loo tababarayo xirfadda macalinimo ee kubadda...
Kulamada ka tirsan is reebreebka koobka adduunka ee 2018 lagu Wado in lagu qabto dalka Ruushka ayaa kulamo ka tirsan...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta Nov 16 2015 ka qayb galay shirka Madasha Wada Tashiga...
Magaalada Kismaayo ayaa maanta waxaa si rasmi ah ugu furmay shirka Madasha wadatashiga Qaran ee looga arrinsanayo nooca ay noqoneyso...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho