Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa Puntland ku wareejisay deeq dawo ah oo ay dowladda Dhexe ka heshay boqortooyada Sacuudiga, taas oo...
Golaha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku leh magaallada Muqdisho, ayagoo ka doodaya laba hindise-Sharciyeed. Xildhibaan Maxamed Cumar oo wareysi siiyay...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim ‘’Fargeeti’’ ayaa maanta xarunta dhexe ee ilaalinnta cansuurha tababar uga furay...
Sheekh Maxamed Sheekh Cabdulaahi Baardheere oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee caanka ku ah fidinta Diimta Islaamka ayaa maartiqaad...
Cayaartaan oo dhexmartay degmooyinka Yaaqshiid iyo Hiliwaa ee gobolka banaadir ayaa waxa ay daqiiqadihii loogu talagalay kusoo idlaaday 1-0 oo...
Shirka wasiirrada shaqada ee qaaradda Afrika ayaa waxaa looga hadlay sidii dadka Afrikaanka ah loogu sameyn lahaa shaqo hufan oo...
Maamulka gobolka Banaadir, gudoomiyayaasha degmooyinka, iyo laamaha amniga ayaa maanta shir aan caadi aheyn ku yeeshay xarunta dowladda hoose ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha iyo...
Cutubyo ka tirsan ciidamada dowlada Turkiga ayaa gudaha u galay gobalka Mosuul ee waqooyiga Ciraaq, tilaabadan oo ay xukuumada Ciraaq...
Dowladda Shiinaha ayaa lagu wadaa inay Soomaaliya u soo dirto qubaro qiimeeya meelaha uu doonayo in Soomaaliya uu ka taageero,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho