Madaxweyne ku-xigeenka koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo Degmada Luuq ee gobolka Gedo u jooga xalinta...
Waxaa magaalada Rotterdam ee dalka Netherland lagu qabtay kulan lagu dhiiragalinayay dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Rotterdam halka Nuuradiin...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan iyo Agaasimayaal Ka tirsan Dowladda Hoose oo garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo, kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha...
Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa dhagax-dhisay dhismaha waddo Interlock ah oo laga...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Isaaq Cali Subagle, ayaa si diirran ugu soo dhaweeyay Caasimadda Koonfur...
Madaxwayne kuxigeenka Dowlad goboleedka Jubbaland iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa kullamo hordhac ah oo ah Nabadaynta Beelihii dirirta dhexmartay, waxa...
Ciidanka kumaandooska Gorgor ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo baaxad leh laguna baacsanayay khawaarinta ka fuliyay deegaanno hoos taga degmada...
Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Barre,Iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Toronto ee Caasimadda...
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab, ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Kaam-Jaroon ee gobolka Jubbada hoose waxa ay...
RADIO MUQDISHO:- Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu si cad u cadeynayaa in uusan jirin wax...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho