Munaasabad lagu daah furayay olole ku saabsan deeq bixin xagga dhiiga ah oo ay soo qaban qaabiyeen arday wax ka...
Taliyaha Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Hay’adaha Amniga ay sameeyeen istiraatiijiyad looga hortagayo weerarada Argagixisanimo...
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay in sharciga dhismaha Guddiga madaxabanana ee Xuquuqul insaanka dhawaan la horgeyn doono Baarlamanka. Guddoomiye ku-xigeenka...
Banaanbax looga soo horjeedo weerarkii argagixisada Al-Shabaab ay ku laayeen dad wax gal u ahaa bulshada Soomaaliyeed oo ay soo...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda beeraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta deeq isug jirta raashin iyo makiinadda lagu shiido raashinka gaarsiiyay qaxootiga...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta isbitaalka Madiina ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii...
Maxkamadda gobolka banaadir ayaa maanta la horgeeyay eedesanayal ajaanib ah, kuwasoo lagu soo eedeyay in ay si sharci darro ah...
Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa waxaa maanta booqday wefti balaaran oo u horkacayay wasiirka arimaha gudaha iyo amniga dalka Kenya...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dowladda Soomaaliya iyo guddoomiyaha cusub ee gobolka banaadir ayaa kulan la qaatay mas’uulyiin ka...
Qaar ka mida wasiirada dowlad Gobaleedka Galmdug oo ay wehliyeen mas'uuliyiinta maamulka Dagmada Galkacyo ee Dowlada Galmdug ayaa kormeer ku aaddan u...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho