Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir guddoomiyay shir looga hadlay amniga Dalka oo ay ka qeyb galeen Taliyaha Ciidamada...
Dhageystayaasha Radio Muqdisho waxaa lagu wargelinayaa in Barnaamijka Islaamka iyo bulshada ee ka baxa Idaacadda Khamiis kasta beri oo kale...
Shir nabadeyn ah oo u dhaxeeya beellaha wada dega gobolka Mudug ayey ku yeesheen magaalada Gaalkacyo odayaasha dhaqanka ee Puntland...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmdug oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta lagu wareejiyay gaadiid dagaal oo ka kooban 11, iyo...
Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Saxaafadda Qaranka waxaa Golaha shacabka dib ugu soo celiyey maanta guddiga Warfaafinta,dhaqanka iyo isgaarsiinta ee Baarlamaanka waxaana Guddoomiyaha...
Diyaaraddan oo nuuceedu yarahay Antonov ayaa dhacday waxyar uun kadib markii ayaa ka duushay gagida Duyuuradaha ee Jubba. Warka aya...
Wasiiro ka tirsan Maamul Goboleedka Koofur galbeed ayaa maanta kormeer ku tegay Degmada Waajid ee Gobolka Bakool si ay usoo...
Ardayda Dugsiyada Jaabir Bin Xayaan ee hoostaga Mu’asasada Maka Al-mukarama ayaa deeq lacageed oo gaareysa $1000 (kun dollar) gaarsiiyay Maryama...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta ahna ku-simaha Wasiirka Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble oo uu wehliyo Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Cabdiraxmaan...
Islaamku waa diin caddaaladeed, Magacyada Ilaahey waxaa ka mid ah Alcadl oo macneheedu yahay kii caddaaladda badnaa. Si weyn ayay...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho