Kooxda Argagixisada ah ee shabaab ayaa Wiil Arday ahaa ku dilay saakay Degmada Hodan ee Gobolka Banaaadir. Macadda sababaha ardaygaas...
Wasaarda Amniga gudah xukumadda soomaaliya ayaa faah faahin kabixiyay xaaladaha dadkii ku dhaawacmay qarixii ka dhacay isgoyska Jubba ayadoo ay...
Orodyahan Mo Faarax oo Heysta dhalashada Britishka, Isal marahaana Isal ahaantiisu ka soo jeeddo Soomaaliya oo ka qeybgalaya Tartanka Oradka...
Muqdisho, 22 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixiso...
Wasaaradda Amniga gudaha ayaa ka hadashay weerarkii maanta gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lala eegtay dad shacab ah oo...
Muqdisho,August 22, 2015..Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa si adag u canbaareeyey weerarkii argagaxisanimo ee maanta lagu...
Xaflad lagu taageerayay Dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu qabtay magaalada Columbus Ohio ee dalka Marykanka. Munaasabadda waxaa ka qeybglay qeybaha...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cakariin Xuseen Guuleed oo socdaal shaqo ku tegay deegaanka Galinsoor ee gobolka...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta qeybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo kula kulmay gudiga amniga...
Ugu yaraan shan qof ayaa dhimatay todoba kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho