Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa todobaadkan si rasmi ah u bilaabay baahinta barnaamijyo toos ah oo ay dadweynaha kaga qeyb geli...
Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa maanta soo gabo gabeeyay shirka wada-tashiga...
Wafdi uu hogaaminayay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta dowladda Soomaaliya Cabdirisaaq Cali Yuusuf Bahlaawi ayna la socdeen Agaasimaha Wakaaladda Wararka...
Cilmibaaris ku saabsan tacadiyadaha loo geysto Haweenka Soomaaliyeed oo ay si wadajir ah u sameeyeen hay’adda IIDA iyo Hay’ad kale...
Dibadbax ballaaran 00 looga soo horjeeday kooxda Shabaab islamarkaana ay ka qeybgaleen boqollaal dadweyne ah ayaa maanta lagu qabtay degmada...
Madaxweynaha Dawladda goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo oo ka soo dhoofay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi...
Ciidamada laamaha amniga ayaa maanta howlgallo ay ka sameeyeen 17-ka degmo ee gobolka banaadir ku soo qabtay tiro dad ah...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa la filayaa in ay ka qeybgalaan shirweyne ka dhacaya xarunta midowga Yurub...
Hey’adda qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay qiyaastii 5,000 oo qaxooti Soomaali ah oo ku sugnaa xeryaha dhadhaab ee...
Madaxweynaha dalka Guinea Alpha Conde ayaa markii labaad ku guuleystay xilka madaxtinimada doorashadii ka dhacday dalka sida ay sheeciyeen gudiga...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed, Liibaan Cabdi Cigaal, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Jeremy Konyndyk, Madaxweynaha Hay’adda...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday hey'adda Refugees International (RI), oo...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa ku yaalla Xarunta Guddoonka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho