Muqdisho, 27 October 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Riyadh kulan kula yeeshay Boqorka...
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xabsi daa’in ku xukuntay Saddex ka mid ah Maleeshiyada Al-Shabaab, kadib...
Muqdisho, October 27, 2015------Kulan howleed ku aadanaa dib u eegista Dastuurka, kaasoo ay soo agaasintay Wasaaradda Dastuurka ayaa maanta lagu...
Wabiga Shabelle ee mara gobollada Hiiraan, Sh/dhexe iyo Sh/hoose ayaa qarka u saaran in uu ku fataho deegaanno hor leh...
Taliska ciidanka xoogga iyo Hogaanka AMISOM ayaa sheegay in sanadka 2016 guud ahaan dalka oo dhan laga xureyn doono Maleeshiyada...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maamuud ayaa maanta soo dhaweyn heerkeedu sarreeyo loogu sameeyay qasriga looga arrimiyo boqortooyada Saudi...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo maalinkii labaad howla shaqo ku jooga gobolka Hiiraan ayaa kulan la qaatay Hay’adaha samafalka gobolkaasi...
Wakiilo ka socda Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar Cali Cumar iyo Guddiga samata bixinta qaxootiga Yemen ayaa si wadajir ah...
Dilka waa ciqaabta ugu adage e uu bani’aadam kula kaco aadane kale. In dad loo dilo si xaq darro ah...
Wasiiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim oo magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika uga...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho