Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa shegay inay wadaan dadaalo looga hortagayo in webiga shabeelle uu fatahaad sameeyo, madaama dhawaan dhanka...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo socdaal shaqo ku jooga boqortooyada...
Muqdisho, 26 October, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada...
Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirrada sida diirran ee Ra'iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Maxamed Cumar Carte iyo wafdiga...
Kulanka golaha wasiirada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug oo uu maanta shir guddoominayay madaxwayne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi Cabdi,...
Wareegto ka soo baxaday Xafiiska madaxweynaha ayaa guddoomiye cusub gobolka Banaadir lagu magacaabay, iyadoo xilkii looga qaaday Guddoomiyaha gobolka Banaadir...
Wasiiirka Batroolka Iyo Macdanta Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaaa Gaaray Magaalada Cape Town ee Dalka south Africa...
Mudanayaasha Baarlamaanka Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa soo xaadiray kullanka maanta, waxaana Goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland...
Kulan uu soo qaban qaabiyay Maamulka Dowladda Hoose ee xammar isla markaana ay ka qayb galeen Ururada ka shaqeeya Nadaafadda...
Mas’uuliyiin ka socday Ururka waxbarashada islaamka oo maalmahan ku sugnaa Magaalada Muqdisho iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho