Madaxweynaha Jamuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur iyo casha sharaf ah u sameeyay mas’uuliyin isugu jira...
Wasiirka arimaha Gudaha iyo Federalka Md.Cabduraxman Maxamed Xusen “Odawaa” ayaa xil ka qaadis ku sameeyey gudoomiyihii hore degmada Warshiikh ee...
Iyadoo aannu xuseyno toddobaadkii maalmaha xorriyadda soomaaliyeed ee 26ka Juun iyo 1da-Luulyo 2015, waxaa halkaan akhristeyaasha website-ka Radio Muqdisho ugu...
Munaasabad ballaaran oo loogu dabaaldegayay Sanadguurada 55 aad ee xoriyadda Soomaaliya gaar ahaan gobolada Waqooyi isla markaana lagu weynaynayay maalmaha...
Muqdisho, 26 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyska, ehellada iyo...
Taalada Daljirka Dahsoon degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa isugu yimaaday dadweyne aad u fara badan oo ku labisnay...
Ardyday Soomaaliyeed oo barashada cilmiga caafimaadka ka dhameystay jaamacada Makareeri University oo ku taala dalka Yugandha ayaa tiradoodi gaaraysa ku...
Dooddan oo halku dhigeedi uu ahaa sida dalka loo gaarsiin karo doorasho xor ah sanadka 2016, ayadoo ay ka qeyb...
Muqdisho, 26, June, 2015...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarka ayaa hambaylo ku aadan 26,...
Maamulka degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu degmadaas ka sameeyay rashin qaybin iyadoo gudoomiyaha degmada uu dad gaaraya...
Howlgal culus oo saacadihii la soo dhaafay Ciidamada Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen nawaaxiga deegaanka Buulo-Xaaji ee...
Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee golaha Aqalka Sare ee BJFS Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduullaahi Cali Xersi (Timacadde), oo ay wehliyaan Wasiirada...
Waxaa magaalada Moqdisho ku soo gabagaboobay, Shirka Ka-Jawaabista Abaaraha iyo Amni-Darrada Cuntada dalka kadib dood iyo xog is-weydaarsi miro-dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho