Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa sheegtay in ciidamada ay ku guulaysteen sugidda ammaanka Caasimadda maalmaha munaasabbad ciidda. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Gudaha...
Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Hay'adda horumarinta dhallinyarada ee marka magaceeda loosoo gaabiyo SOYDEN ayaa diirada lagu saaray kor...
Muqdisho, September 27, 2015-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmaarke oo shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho,...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay danjireyaasha dowladaha...
Munaasabadan oo ay ku soo bandhigayeen ardayda wax ka barata Jaamacadda Plasma, isla markaana loogu dabaaldagayay sanadguuradii ka soo waregatay...
Munaasabad kooban oo lagu soo dhaweenayay afar boqol iyo kontan Arday oo kamid ah dufcadii labaad ee u fariista Jamacada...
Munaasabadaan lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee dalxiiska oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda...
Taliyaha ciidanka booliska ayaa manta tababar magaalada Muqdisho uga furay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska oo kala yimid gobolada dalka....
Mas’uuliyiinta maalintii labaad ku sugan degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa waxaa u hogaaminaya wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose...
Howlo lagu caro tuurayo goobaha inta badan oo ka fataho webiga Shabeele ee mara degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha...
Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo...
Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho