DowladdaTurkiga ayaa Sheegtay in ay kor u kacday tiradii dhimashada ee Qaraxyadii ka dhacay dibadbax nabadeed oo ka socday magaalada...
Tababarka garsoorka Soonka 5-aad (Zone V Referees Clinic) oo Magaalada Muqdisho 6 Octoobar uga furmay garsoorayaasha Soomaaliya iyo Masar ayaa...
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug waxaa xilliyada habeenkii laga Dareemayaa Xaslilooni baahsan , taasi oo sahlaysa inuu si xawli ah...
Qarax argagaxiso ayaa ka dhacay magaalada Ankara kaas oo galaaftay dasaasiin dad ah Ra’iisulwasaaraha dowladda Federaalka ah Mudane Cumar C/rashiid...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka...
Barnaamijka doodaha cayaaraha ee ka baxa Radio Muqdisho Habeenka Sabtida oo ay Axadda soo galeyso ayaa waxaa lagu falanqeeyaa arrimaha...
Soomalida ku nool Zürich ee dalka Switzerland oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Taliyaha cidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas...
Shirkaan wada tashiga ah ee looga hadlayay dar-galinta hananka dib u eegista dastuurka KMG ah ee dalka oo maanta ka...
Iyadoo maanta ay ku beegan tahay sanad guuradii 5-aad ee kasoo wareegtay markii la aas aasay Jaamacadda Galkacyo ayaa maanta...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka ahna ku-simaha Wasiirka Mudane Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa maanata xafiiskiisa kulan kula qaatay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho