War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Xeer ilaaliha guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir ayaa lagu sheegay in dowladda Kenya...
Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo hoggaaminayo Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Mudane Maxamed Cali Xagaa iyo xubno kale oo ka socda...
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. S/G Maxamed Aaden Axmed iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa...
Furitaanka Kulankan wadahadalka ah ee la doonayo in lagu xalliyo xiisadaha siyaasadeed ee ka dhashay mowshin ay Xildhibaanno ka tirsan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu safar...
Dr Cabdiraxmaan Cali Cawaale Xabeeb oo ka hadlayay munaasabad lagu Xusayay Maalinta Caafimaadka Dhimirka Adduunka oo ku began 10’ka Octobar...
Guddoomiyaha guddiga dardargelinta howlaha maamulka gobalka banaadir ahna guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda Maamulka gobalka Maxamed Axmed Diiriye iyo wafdi uu hogaaminayo...
Maamulka Degmada Cadale iyo kan Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa ku guuleystay in qeybo ka mid ah degmadaasi dhawaan laga hirgeliyay...
Wasaarada Caafimaadka iyo Dowladda Norwaday ayaa si wadajir u hirgaliyey mashruuca Tamarta (Solar Power ) oo ku shaqeeya Ileyska Cadceeda...
Ugu yaraan 30 qof ayaa lagu dilay in ka badan boqol qofna waa ku dhaawameen weerar argagixiso oo lala eegtay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho