Guddoomiyaha degmada Warta Nabadda ayaa maanta kormeeray xarun lagu tababarayo haween ku dhaqan dhaqan waaxyaha kala duwan ee degmada, kuwaasi...
Shaqaalahan tababarka loo diray oo gaaraya 30 shaqaale oo kala socday sagaal Wasaaradood oo dowladda federaalka ah iyo qaar ka...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waddooyinka aan lagu xiri karin boorarka ka sameysan marooyinka, iyagoo ka digay in ciddi...
Waxaa dib u soo laabanaya Adeegyada bulshada Deegaannadii laga saaray Kooxda Shabaab ee gobolka Bakool, iyada Magaalada Xudur ay ka...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa kormeeraya Deegaanno hoostaga gobolkaas si ay u qiimeeyaan baahida bulshada ee dhinacyada Ammaanka iyo...
Gudoomiyha ruugta Ganacsiga ee Soomaliya Maxamuud Cabdi Gabeyre iyo wafdi la socday oo maal mahan booqasho ku joogay caasimada dalka...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay shirweynaha looga tashanayo arrimha Hiigsiga 2016-ka oo...
Kulankan oo u jeedkiisu ahaa in Soomaalidu ay is cafiso, isla markaana ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo...
Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubba Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho...
Muqdisho, September 19, 2015------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweyne Ku-xigeenka...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed, Liibaan Cabdi Cigaal, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Jeremy Konyndyk, Madaxweynaha Hay’adda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho