Dowlada Iran ayaa xaqiijisay in Jeneraal Hossein Hamedina oo ka tirsan saraakiisha sar sare ee militariga Iran lagu dilay Xalay...
Premeir Bank ayaa maanta daah-furay adeegyo banki oo u gooni ah qurbo-joogta Soomaaliyeed, iyadoo shir jaraa’id oo Madaxda Bankiga qabteen...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Gaashaandhigga iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayay ayaa gaaray deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeellaha...
Wafdi uu hogaaminayo taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta gaaray maalada Garowe ee xarunta gobolka...
Xaflad Si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa Xalay Lagu Qabtay degmada Dharkeynleey ee gobolka banaadir taas oo ujeedkeedu...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaliyeed Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay habeenkii Xalay aheeyd mar uu ka qeyb galay...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay maanta waxqabadka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha...
Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya mudane Daahir Maxamuud Geelle oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faah...
Kabtan Axmed Xasan Caraale oo ka mid ah saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee gobolka Galgaduud ayaa ka warbixiyay howlgalo ay...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo maalmahan booqasho ku joogay gobolka Mudug ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho