Ciidamadii ka dambeeyay Afgambigii ka dhacay dalka Burkina faso oo shaqadii laga joojiyay Ciidankas oo ahaa Ilaalada Madaxtooyada Dalkaas. Usbuucii...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka amba baxay dalka iyagoo ku...
Mogadishu, 26 September 2015 โ Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa soo dhoweeyay goโaankii Guddoonka Barlamanka Federaalka uu kasoo saaray mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweynaha Dalka....
Dowladda Sacuudiga ayaa iska fogeysan eedeyn kaga timid Dowladda Iiraan oo ku saabsan isburashadii ka dhacday Xajka inay sabab u...
Majmaca Culimada Soomaaliyeed ayaa hilib udxiyad ah u qeybiyeen qaarka mid ah dadka danta yar ee Nool Xiryaha Barakacayaasha ee...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ayaa ugu baaqday Shacabka Soomaaliyeed inay taakuleeyaan Carruurta Darbijiifka, kaddib markii ay shalay kula Ciiday Beerta...
Wafdigan uu hogaaminayay danjiraha DFS u fadhiya dalkani Kenya Ambaasadoor Jamaal Maxamed Xasan ayaa booqasho waxa ay ku taageen xabsiga...
In ka badan 1,600 oo Qoys oo ku nool degmada Cadaado ayaa ka faa'iideystay deeqdan hilibka ah shalay iyo maanta,...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaa halkaan idiinkugu soo gudbineynaa go'aan kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho