Munaasabadaan lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee dalxiiska oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda...
Taliyaha ciidanka booliska ayaa manta tababar magaalada Muqdisho uga furay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska oo kala yimid gobolada dalka....
Mas’uuliyiinta maalintii labaad ku sugan degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa waxaa u hogaaminaya wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose...
Howlo lagu caro tuurayo goobaha inta badan oo ka fataho webiga Shabeele ee mara degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha...
Waxaa Magaalada Amsterdam ee wadanka Netherlands, lagu qabtay Tartanka Cayaaraha Fudud (ORODKA) ee HIRDA, kaasi oo markii 2-aad isla sanadkaan...
Muqdisho, 26 October: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta booqasho saddex maalmood ah ugu ambabaxay...
Taliska ciidanka ilaalada Waddooyinka ayaa soo bandhigay ku dhowaad 90 mootooyinka loo yaqaano Bajaajta oo taliska uu sheegay in ay...
Munaasabad oo ay xilka kula wareegayeen taliyaha iyo abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, isla markaana uu ka qeyb galay Ra’iisul...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ganaax dul dhigay ganacsato lagu helay dambiyo la xiriira dhanka nadaafadda caasimadda, kaddib markii lagu...
Boqolaal qoxooti Yemaniyiin ah oo ku nool xero looga dhisay magaalada Qardho ayaa waxaa deeq ari ah u qaybiyey...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho