Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabisalaad Hadliye CUmar ayaa la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax ayaa maanta kormeer ku tagay cisbitaalka guud ee Beledweyn, isagoo u kuurgalay sida ay...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirka dowladda Sweden u fadhiya...
Danjiraha Dowladda Soomaaliya ay u magacaabday Dalka K/Afrika ayaa soo gaaray Dalkani iyadoo uu socdaalkiisa ku wehliyay Xogyaha labaad ee...
Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe mudane Cali Guudleewe oo ay wehliyeen qaar ka mid ah ku xigeennadiisa gudoomiyaal degmo iyo mudane ka...
Kulan lagu soo bandhigayay hashiis ay kala sixiixdeen dad khilaaf gacan ka hadal ah sababay uu ku dhexmaray magaalada Gaalkacyo...
Barnaamijka soo nooleynta dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed oo in muddo ah ka socday magaalada Muqdisho islamarkaana ay soo qaban qaabisay...
Shirkan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta ayna ka qeybgaleen culumaa’udiin Soomaaliyeed, loogana hadlayay ka hortagga...
Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo iskood isku xilqaamay ayaa shacabka Soomaaliyeed ee dalka Maraykanka xiliyadii u dambeeyay ku wacyi galinayay in ay...
Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa Waxaa lagu wadaa in maanta uu xariga ka jaro mashaariicyo horumarineed oo laga hirgalinayo deegaanada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed, Liibaan Cabdi Cigaal, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Jeremy Konyndyk, Madaxweynaha Hay’adda...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday hey'adda Refugees International (RI), oo...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa ku yaalla Xarunta Guddoonka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho