Majaajiliiistaha caanka ah C/lle Cabdi Maxamed (Oday C/lle) ayaa ka bilaabay Radio muqdisho riwaayad cusub oo xiiso leh oo loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jabuuri kula kulmay dhiggiisa dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweyne Xasan...
Dilka waa ciqaabta ugu adage e uu bani’aadam kula kaco aadane kale. In dad loo dilo si xaq darro ah...
Heshiis iskaashi dhanka waxbarashada oo ay kala saxixadeen Iftiin Education and development (IFED) iyo jaamacadda SIMAD ayaa ka dhacay xarunta...
Kooxo burcad ah ayaa weeraro kala duwan oo ay ku qaadeen goobo ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin soomaali ah isla...
Qalabkaan oo isugu jiray ilaa iyo lix qeybood oo ay ka mid ahaayeen Kombiyuutaro, kaamirooyin iyo agabyo kale ayaa hay’adda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka, Wasiirka Waxbarashada, Xildhibaanno, Guddoomiyaha Ururka Haweenka, Qaranka iyo qurba joog ayaa ka...
Boqolal Xujey ah ayaa sanadkani ka baxaysa dalka Maraykanka, iyadoo la dareemayo diyaar garow xoogan, ilaa 2,00 oo Xujey ah...
Kulan si weyn loogu soo dhaweynaayey Danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhin jiray Kenya Maxamed Cali Americo ayaa waxaa lagu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho