Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin heer caalami ah ayaa maanta ka qayb galay Munabadaan ballaaran oo lagu maamuusayay maalinta...
Ujeedada furitaanka maktabadaan oo laga furay xaruumaha jaamacadda Soomaaliya ee kuyaalla Nawaaxiga Cismaan Geeddi Raage iyo 21 janaayo ee degmada...
Muqdisho, 12 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galey munaasabad ballaaran oo...
Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed oo uu wehliyo Taliyaha Ciidamada Booliska Jen, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xariga ka...
Sagaal qoys oo ka kooban 47 qof oo ka mid ahaa dad Soomaaliyeed oo ka soo Laabtay xeryaha Gobolka Waqooyi...
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo gaaray magaalada Baardheere gobolka Gedo, ayaa halkaasi kulamo kula qaatay maamulka...
Munaasabad lagu weynaynayo maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada oo ay ka qeyb galeen Madaxda dowladda ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho....
Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maman Sidikou ayaa ku booriyay dhallinyarada Soomaaliyeed inay door fir-fircoon...
Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka dowladda Soomaaliya ayaa sheegtey in ay ku howlantahay sidii dastuurka dalka loogu dar dargelin lahaa...
Mas’uuliyiinta iyo saraakiil ka tirsan dowladda ee gobolka Bakool ayaa soo geba gebeyeey socdaal ay ku marayeen qeybo ka mid...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho