Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameeriko oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah...
Safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan dalka Turkiga Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa xalay si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada...
Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha ayaa ka qayb galay kulan lagu taageerayey maamulka loo sameynayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe kaas...
Marka hore waa in si hufan loo fahmo ururka PKK kaas dadka qaar ay fikir qaldan ka haystaan iyagoo ku...
Kulankan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqda aadanaha ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Haweenka, Madaxa...
Kulanka su'allo weeydiinta oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho waxaa kasoo qeybgalay oo guddiga Difaaca ee Baarlamaanka...
Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Fedaraalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Mohamed Xuseen Odowaa ayaa maanta kulan la qaatay xubno ka socday gudiga...
Kulankan oo lagu xasuusanayay weerarkii sideed sano ka hor maleeshiyada Al-Shabaab ay ku dileen Allaha u naxariistee Agaasimihii Idaacadii Horn...
Kulankaan oo ay isugu maamulka degmada Beledweyne iyo saraakiisha hay’adaha samafalka ee ka howlgalo magaaladaasi ayaa looga hadlay sidii dib...
Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Caaafimaadka ee WHO...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho