Masuliyinta maamulka gobolka Hiiraan iyo saldhiga booliska ee dagmada Beledweyne ayaa manta si wadajir ah u furay rug boolis oo...
Marwada madaxweyneha Sahro Cumar Xasan ayaa furtay xarun lagu dhaqan celiyo isla markaana lagu xannaaneeyo carruurta ku nool waddooyinka magaalada...
Maalinta barri ah waxaa magalaadda Muqdisho ka furmaya shir calami ah oo looga hadali doono dardar galinta barnamijka New Deal-ka...
Maxkamad ku taalla dalka Liibiya ayaa dil ku xukuntay wiilka uu dhalay hoggaamiyihii hore ee Liibiya Mucamal Al-Qadaafi ee lagu...
Wasaaradda maaliyadda ayaa sheegtay in dakhliga gudaha ka soo xaroodo uu kordhay laba laab (100%) sanadkii la soo dhaafay, taas...
Ra’iisul-wsaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa sheegay in qaraxyada iyo falalka la midka ah ee ay Al-Shabaab...
Muqdisho, 27 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada...
Muqdisho, 27 July, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aanka baarlamanka maamulka KMG...
Wasiirka caafimaadka iyo xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa booqday dadkii ku dhawacmay qaraxii kooxdda argaxisadda UGUS ay ka gaysteen ...
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, Laguna soo Dhoweynayey Dowlad goboleedka Galmudug, Loogana Qeyb qaadanayey caleema Saarka madaxweynaha...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho