Qaar ka mid ah dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holand ayaa deeq lacageed oo ay iska soo uruuriyeen gaarsiiyay...
Daarasad ay sameysay hay’adda cilmi barista Badaha ee Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay in xeebaha magaalooyinka ay saameyn ku yeeshaan wasaqda...
Ciidanka Dowladda kuwa midowga Afrika ee AMISOM ayaa howl gal ay saakay ka sameeyeen gobolka Hiiraan ku dilay ku dhawaad...
Wasiirka maaliyadda Maxamed Aadan Fargeyte ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii looga cafin lahaa daymaha looga...
Howlgal ay ciidamada Booliisku maanta ka sameeyeen xaafad ka mid ah degmada yaaqshiid ayaa lagu soo qabqabtay hub iyo...
Wasaaradda amniga gudaha ayaa ka digtay in shacabku ay guryahooda ka kireeyaan dad ka tirsan kooxda Al-Shabaab, si ammaanka loo...
Howlgal ay ciidamada Booliisku maanta ka sameeyeen xaafad ka mid ah degmada yaaqshiid ayaa lagu soo qabqabtay hub iyo maleeshiyaad...
Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday Miisaaniyadda Dowladda ee sannadka 2015’-ka. Akhrinta Warbixinta dib u eegista Miisaaniyadda dowladda ee...
Ciidamo ka tirsan kuwa booliiska Galmudug iyo kuwa nabad sugida soomaaliyeed ee Nisa ayaa howlga;lo looga gol lahaa xaqiijinta amaanka magaalada Galkacyo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho