In ka badan 300 qoys oo danyar ah ayaa ka faa’ideeystay deeq raashiin ah oo ay dowladda Cumaan ugu talagashay...
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo ay wehliyaan agaasimaha Tvga qaranka Soomaaliyeed iyo xariirka warbaahinta Cabdiraxmaan...
Kulanka Barlamanaka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa horyimid wasiirk arrimaha gudaha iyo Federalka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odawa”...
Shirkii 15 aad ee howlgalka midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta ka furmay magaalada Adis Ababa ee dalka Ethiopia, waxaana...
Munaasabadani oo tababar xirfado shaqo abuuris ah loogu soo xirayaay ilaa 150 dhalinyaro ah oo mudo bilo ah qaadanayay tababar...
Deeqdan raashiinka ah oo uu gudiga samatabixinta qaxootiga Soomaaliyeed uu u qeybiyay dadka Yamaniyiinta ah ee ka soo qaxay dalkooda...
Taliyaha saldhiga Boliiska ee degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe, Maxamed Siyaad “Can-jeex” oo maanta la hadlay warbaahinta qaranka...
Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa ka warbixiyey amniga guud ee gobalka Hiiraan kagadaal markii Ciidammadda Dowladda ay howlgallo Ka sameeyeen Gobolkaas....
Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka ayaa howlo afurin ah kawadda qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir, Iyadoo degmada Cabdullcasiis howlo...
Munaasabad lagu abaal marinayey Arday da’yar ah oo ku guuleystay tartan Qu’raanka kariimka ah oo lagu qabtay dalka kenya horraantii Bishaaan...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...
RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho