Dhismahaan cusub ee laga hirgalinayo xarunta wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiis Soomaaliya oo ka koobnaan doona labo dabaq oo leh...
Shekh Cali Maxamuud Xasan ( Sheikh Cali Wajiiz oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed, ayaa ugu baaqay maleeshiyada...
Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweysay dhaarintii Baaralamka maamulka Galmudug oo shalay ka dhacday magaalada Cadaado. War Qoraal ah oo uu...
Fursadaha Shaqada ee ka banaan Guddiga qaranka ee shqaalaha rayidka halkaan dhag sii. 20150616-NATIONAL CIVIL SERVICE COMMISSION fursadaha...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney billowday wadahadallo ay la yeelaneyso maamulka Ahlusunna waljamaaca. Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha mudane C/raxmaan...
War Saxaafadeed Abaare 10:09pm ee 21.06.2015 saldhiga Booliska iyo Xarunta Degmada ee magaalada Baar-dheere ee gobolka Gedo waxay Hay'adda Sirdoonka...
Tartan Cilmiyeedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed...
Hay'adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa shaacisay in weerarkii xalay ciidamo gaar ah oo hay'adda ka tirsan ay ka...
Xawaaladaha Soomaalida ee dalka Kenya ayaa bari oo ay taariikhdu tahay 23-06-2015 si rasmi ah u shaqo bilaabi doono,ka dib...
Mogadishu, 22 June 2015 – Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho