Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa faah faahin ka bixisay heshiis dhinaca waxbarashada ah oo ay la soo gashay madaxda...
Meydka haweeneey Soomaali ah iyo seygeeda ayaa laga helay guri ku yaala magaalada Sanca ee dalka Yemen. Wariye ku sugan...
Kulan looga soo horjeeday mowshin ay mudanayaal ka tirsan Baarlamanka ka keeneen madaxweynaha J. F. S. oo maanta lagu qabtay...
Muqdisho, 19 Agoosto 15: Iyagoo ah saaxiibada dadka Soomaaliyeed oo ka walaacsan xaaladda, ayaa danjireyaasha Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika...
Maanta oo kale waa sanadguuradii 4aad ee ka soo wareegtay booqashadii 1aad ee Somalia uu ku yimid Reccep Tayyip Erdogan,...
Munaasabad si heer sare ah loo soo Agaasimay laguna Khatimayay Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ee Radio Kulmiye ka socday Afartii...
Maamulka xarunta xannaanada agoonta wiilasha ee Rajo ayaa faah faahin ka bixiyay dib u habeeyn lagu sameeyay xaruntaasi. Marwo Nuurto...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baarlamaanka dalka Kenya...
Xaflad shahaaddooyin lagu quddoonsiinayay boqollaal arday oo ka qalin jebisay Jaamacadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadani oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay wehliyaan Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho