Kulankan lagaga arrinsanayey dhamaystirka mashruuca waddada halbowlaha ah ee magaalada Buuhoodle oo ay soo qaban qaabisay hay'adda DDG ayaa ka...
Waxaa habeenkii isniinta lasoo dhaafey oo ku beegnayd 24-ka August doorasho si heer sare loo soo agaasimay ka dhacday magaalada...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa lagu falanqeeyay mowduuc ku saabsan Waxqabadka Baarlamaanka Federaalka...
Munaasabad ay ka qeybgaleen xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir wasiirkii hore ee Garsoorka ahna mudane ka tirsan...
Waxaa magalada New York ee dalka mareykanka laga furay maqaayadii ugu horeysay ee Soomaali ah. Maqaayadaan oo lagu magacaabo Safaari...
Heshiiskan aya a waxaa SNTV u saxiixey Agaasimaha Waaxda TV-ga Qaranka iyo Warbaahinta Gaarka Loo Leeyahay Md Abdiraxmaan Yuusuf Sh...
Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa faah faahinta heshiis maanta Magaalada Cadaado ku dhexmaray Maamulka Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca...
Akhristayaal Waxaan Halknani idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Ciidama Ka Tirsan Kuwo Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray...
Muqdisho, August 27.2015------Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Xafiiskeeda Gobolka Hiiraan oo dacwad ciqaabeed loo heystay 9 eedeysane oo la horgeeyay maxkamadda ayaa xukuno...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho