Akhristayaal Waxaan Halknani idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Ciidama Ka Tirsan Kuwo Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray Dugsiga tababarka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho, iyadoo tababarka ay bixinayeen saraakiil ka socday Ururka Midowga Yurub oo gacan ka geysta tababarada CXD, waxaana u soo xiray tababarka Ciidamada oo tiradoodu ay eheyd 100 Askari Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen C/risaaq Khaliif Cilmi.

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...












