Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Askar ka tirsan ciidanka XDS oo maanta tababar loo soo xiray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Askar ka tirsan ciidanka XDS oo maanta tababar loo soo xiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

100 askari oo isugu jira 75 leyli sarkaal ah iyo 25 booliis militaare ah oo tababar loogu soo gaba gabeeyay xerada tababarka ciidanka ee Jasiira ayaa waxa ay maanta halkaas kusoo bandhigeen dhoolatus ku saabsan waxyaabihii ay barteen muddadii uu tababarka u socday.

Waxyaabaha ay soo bandhigeen ciidamada waxaa ka mid ahaa habka gawaarida iyo baraha kontoroolka loo ilaaliyo,sida rabshadaha looga hortago,iyo sida loo qab qabto abaabulayaasha dibax baxyada iyo sidoo kale howl gelinta.

Related posts

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026

Goobta dhoola tuskan lagu soo bandigay waxaa ku sugnaa abaanduulaha ciidanka xooga dalkasoomaaliyeed, howlgalka tababarrada Midowga Yurub ee Soomaaliya  iyo saraakiil ka tirsan AMISOM.

Intaasi ka dib munaasabad kooban oo tababarka lagu soo gaba gabeynayay ayaa waxaa lagu qabtay hoolka shirarka ee dugisga tababarka ciidanka ee Jasiira,waxaana mas’uuliyiinta howlgalka tababarrada Midowga Yurub ee Soomaaliya ay u hambalyeyeen askartan uu maanta tababarka usoo gaba gaboobay,  isagoo kula dar daarmay in dalkooda iyo dadkooda si daacadnimada ah ay ugu shaqeeyaan sida uu sheegay Colonel Uif Siverstedt oo ah taliye ku xigeenka howlgalka tababarada Midowga Yurub ee Soomaaliy, sida uu yiri

“ujeedada waxa ay tahay waxaan maanta tababar u soo gaba gabeynay booli militaare iyo leyli sarkaal,waxaana ay cadeyn u tahay howsha adage ee EUTM ama howlgalka tababarada midowga yurub uu ka wado soomaaliya,waxaana ay qeyb ka tahay taageerada midwga yurub uu soomaaliya siinaayom,waxaana ciidankan mudada uu tababarka u socday la baray waxyaabo ay ka mid yihiin xuquuqda aadanaha iyo hogaaminta tani ay waxa ay ku imaaday wada shaqeynta dadaalo ay sameeyeen hogaanka ciidanka xooga dalka soomaaliyeed iyo howlgalka tababarada midowga yurub ee soomaaliya’’

Previous Post

Wasiirka warfaafinta oo ka hadlay waxqabadka wasaaradda iyo horumarrada dowladda “Sawirro”

Next Post

Guddoomiye Muungaab Oo Dhagax-dhigay Waddo Laami ah Isgosyada Afarta Jardiinno iyo Towfiiq.(Sawirro)

Next Post

Guddoomiye Muungaab Oo Dhagax-dhigay Waddo Laami ah Isgosyada Afarta Jardiinno iyo Towfiiq.(Sawirro)

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In