Saturday, May 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska ciidanka ilaalinta deegaanka oo ka hadlay ilaalinta faya dhowrka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Taliska ciidanka ilaalinta deegaanka oo ka hadlay ilaalinta faya dhowrka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Ciidanka Ilaalada deegaanka Xammar ayaa ka Warbixiyay  halka ay marayaan howlaha shaqo ee ciidankaas kaddib kulan ay  isugu yimaadeen maanta Taliska ciidanka oo ka Muqdisho.

Kulankan oo lagu qabtay xarunta taliska ciidanka ilaalada deegaanka Xamar oo ku taala  degmada shibis ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa howlaha shaqo ay ciidanka wadaan, iyadoo intii uu socday laga xog wareystay qaar ka mid ah ciidanka howlaha ka socda degmooyinka gobolka banaadir kuwaasi oo isugu jira qaadista canshuuraadka, ilaalinta faydowrka deegaanka iyo iyo kuwo kale.

Related posts

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026

Taliye ku-xigeenka ciidanka ilaalinta deeganka Xamar Gashanle dhexe Axmed Xuseen Mahdi ayaa tilmaamay in shirkooda uu ku saabsanaa sidii ay ukala warqaadan lahaayeen, waxaana uu intaa ku daray in shirkooda uu guul ku soo dhamaaday.

“Saaka kulankaan aan isugu nimid, waxaan isaga xog wareysaneynay howlaheena shaqo oo lagu soo kordhiyey isla xisaabtan iyo in la wada ogaado canshuuraha laga qaado suuqayada degmooyinka Xamar, waxa uuna u dhexeyey shirkan saraakiisha sar sare ee taliska iyo taliyayaasha afarta lamood ee ilaalada deegaanka” ayuu yiri Gaashaannle dexe Axmed.

Taliyaha ciidamada illaalada deegaanka Cabdinaasir Maxamuud Indho Qarshe oo isna la hadley Warbaahinta dowladda ayaa sheegey in la dar dar galin doono shaqooyinka ciidanka ilaalada deeganku ay ka hayaan degmooyinka gobolka banadir  uuna jiri doono isla xisaabtan.

“Waxaan bilownay shaqooyin in la dar dar galiyo, oo ciidanka ilalada deeganka laga arko shaqooyinkii loo idmadey oo ay ka mid yihiin ilalinta canshuuraha bariga, fayadhowrka caafimaadka, ka qeyb qadashada amniga iyo in loo dhaga nuglaado shacabka loo adeegayo, waxaana jiri doona kormeero lagu hubinayo shaqooyinka ay hayaan”. Ayuu yiri Taliyaha.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

SIMAD: Dhismaha kulliyadda Injineeriyada oo xarigga laga jaray-SAWIRRO

Next Post
SIMAD: Dhismaha kulliyadda Injineeriyada oo xarigga laga jaray-SAWIRRO

SIMAD: Dhismaha kulliyadda Injineeriyada oo xarigga laga jaray-SAWIRRO

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caddeysay in Dalka ay ka Dhacayso Doorasho Qof iyo Cod ah

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In