Wednesday, July 6, 2022
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay dib u howlgelinta suuqa xoolaha oo lagu qabtay degmada Heliwaa

August 24, 2015
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay dib u howlgelinta suuqa xoolaha oo lagu qabtay degmada Heliwaa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka gobalka Banaadir ayaa mas’uuliyiinta degmada Heliwaa kala hadlay horumarinta adegyada bulshada ee degadaasi.

Kulanka waxaa shir gudoominaye gudoomiye ku xigeenka arrimaha siyaasadda ee maamulka gobalka Maxamed Axmed Diiriye iyadoo kulanka  inta uu socday aad loogu falanqeeyay sidii dib u dayactir loogu sameyn lahaay Suuqa xoolaha ee degmada hiliwaa.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse  oo la kulmay danjiraha Sacuudi u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse  oo la kulmay danjiraha Sacuudi u fadhiya Soomaaliya

July 6, 2022
Weerar ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Mareykanka

Weerar ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Mareykanka

July 6, 2022

Gudoomiyaha degmada Heliwaa ee goblka Banaadir Maxamed Axmed Xaashi oo  kulanka ka dib la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in kulanka ka dhacay xarunta degmadaasi looga hadlay sidii loo dardar gelin lahaa howlada lagu hormurinayo adeegyada bulshada sida suuqa xoolaha xarumaha caafimaadka iyo waxbarashada.

“Ujeedkana waxuu ahaay sidii maamulka gobalka Banaadir uu gacan inooga siin lahaay hormarinta degmada gaar ahaan dhanka arrimaha bulshada iyo sidii dib loogu howl galin lahaay suuqa xowlaha oo horey u ahaay suuq uu adeeggiisa uu aad wanaagsanay marka si amniga iyo hormarka degmada loo soo celiyo waa in suuqasi dib loo howl galiyaana” ayuu yiri gudoomiyaha degmada Helihaa.

Maxamed Axmed Diiriye gudoomiye kuxigeenka arimaha Siyaasada ee gobalka Banaadir oo dhankiisa hadlay waxa uu kula dar daarmay maamulka Degmada in ay dar dar galiyaan hormarinta adeegyada bulshada.

“Dardar galinta howlaha ay bulshada u hayaan ayaan kula dar daarannay maamulka degmada Heliwaa,  sidoo kale waxaan ku amaanaya howlaha ay degmada  u qabteen, mudadii ay degmada maamulayaan“ ayuu yiri gudoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir.

Previous Post

Baarlamaanka oo galay akhrinta labaad ee hindise shrciyeedka shaqaalaha ajnabiga ah

Next Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Xamse  oo la kulmay danjiraha Sacuudi u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse  oo la kulmay danjiraha Sacuudi u fadhiya Soomaaliya

July 6, 2022
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya...

Weerar ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Mareykanka

Weerar ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Mareykanka

July 6, 2022
0

Booliiska magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil 17 jir ah uu dhintay, wiil kale oo 16-sanno jirana...

Dalal IGAD oo Maalintii labaad Shir ugu socdo Kenya

Dalal IGAD oo Maalintii labaad Shir ugu socdo Kenya

July 6, 2022
0

Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya uu Shir uga socdaa Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar...

Jamhuuriyadda Chile ee Koonfurta America oo Codsi Diblomaasiyadeed u soo dirtay Soomaaliya.

Jamhuuriyadda Chile ee Koonfurta America oo Codsi Diblomaasiyadeed u soo dirtay Soomaaliya.

July 5, 2022
0

Ku Simaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia ahna u qaybsanaha safaaradda JFS ee Midowga Africa iyo Hay’adda dhaqaalaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In