Maamulka gobolka Bakool iyo saraakiisha ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu wadaa...
Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Gen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo manta gaaray magaalada Nairobi ee Dalka Kenya...
Tartanka Kubada cagta ah degmooyinka gobalka Banaadir oo si habsami leh uga socda garoonka kubadda cagta ee Banaadur Stadium ee...
Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo...
Booqashadii Ragep Dayib Erdogan ee 19 August 2011, waxay horseedday isbedel muuqda iyo horumar la taaban karo, waxay noqotay maalin...
Gudiga Baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsan Maaliyadda,qorsheynta iyo la xisaabtanka dowlada ayaa galabta magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya loogu soo...
Iyadoo mudooyinkii u danbeeyayba ay soo ifbaxayeen walaac laga muujinayay lacago shilin Soomaali been abuur ah, isla markaana lasoo galiyay...
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda hay'adda hormarinta mashaariicda u...
Ciidamada Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howgallo ay ka fuliyeen inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye ku bur...
Baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta guda galay sameynta gudi hoosaadyada Baarlamaanka, kaddib markii 1-dkii bishan ay meel mariyeen xeer...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho