Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa ugu baaqay ciidamada AMISOM inay wax ka bedelaan qaab baariseedka ah isticmaalka eeyaha ee...
Wafdi uu horkacayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma arke oo uu wehliyo wasiirka arrimaha dibada Iyo dhiirigelinta maalgashiga...
Kulankaan oo looga hadlayay sidii loo horumarin karo dhaqaalaha maqaalada Muqdisho, isla markaan ay ka qeyb galeen mas’uliyiin ka tirsan...
Sida ballantu aheyd waxaa maanta guddiyada Baarlamaanka ay horey usii dhaqaajiyeen su'aallo weeydiinta iyo ka baaraan degidda qorshayaasha laga doonayo...
Maxamed Cilmi Afrax “Mideeye” oo ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimada goboladda dhexe ee dalka gaar ahaan...
Barlamaanka Maamulka Jubbaland oo dhawaan la caleemo saaray ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshe howleedka horyaalla barlamaankaasi. Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubaland Sheekh...
Bandhig dhaqameed ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Hay’adaha İHH&YÜDER ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Wadanka...
Muqdisho, May 10, 2015…Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta xerada tababarka ciidanka ee Xero Agoon waxa...
Tartankan Cayaaraha futsalka ee kubadad cagta ah oo loogu tala galay in laguxoojiyo isdhexgalka bulshada iyo nabadda oo soconayay mudo...
Cayaartooyda Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa galabta bar baro dhac 1-1 la galay xulka dalka Rwanda, kaddib markii ay isaga hor...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho