Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya Axmed Macalin Xasan ayaa shaaca ka qaaday in ay socdaan qorshe Magaalada Muqdisho loogu dhisayo...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Ahmed Sayid Mohamed ayaa daah furay qorsho istiraatiiji ah oo loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iyada oo laga duulayo dib u habeynta iyo dardargalinta awoodda Ciidanka...
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ayaa daahfurtay shir muhiim ah oo ay isugu yimaadeen heerarka kala-duwan ee dowladda oo leh heer...
Inka badan 35,307 Arday oo dhiganeysay Fasalka 8-aad ee dugsiyada dhexe, ayaa si rasmi ah ugu soo xirmay Imtixaanka shahaadiga...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa waxaa...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowlada Federaalka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali, ayaa kulan xogsiiin ah la yeeshay qaar...
Guddoomiyaha Hey'adda Maareynta Masiiboyinka qaranka SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Abdulle oo ay Wehlinayaan Guddoomiye ku-xigeenka hay’adda Dr. Axmed Cabdi Aadan,...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka KoonfurAfrika Mudane Maxamed Sheekh Isaaq,Ayaa kulan la qaatay Madaxda jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Koonfur Afrika( Somali...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho