Shir looga hadlayo ka hortagga tacdiyadaha loo geeysto haweenka oo sanad waliba lagu qabto dalka Mareykanka ayaa ka furmay dalkaasi,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo...
Ciidamada dowladda ayaa howlgallo lagu baacsanayo Maleeshiyaad ka tirsan ururka Gumaadka Ummadda Soomaaliyeed ee UGUS ka sameeyay tuulo hoostagta degmada...
Kulan casho ah oo maaulka gobalka banaadir ku sogootinayey wafdi ka socda dalalka Masar, Suudan iyo Turkiga oo ay ka...
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa cambaareysay fal xasuuq ah oo ay maleeshiyada Shabaab ka geysteen degaanno ku yaalla Gobollada Gedo iyo...
Maleeshiyaadka kooxda Shabaab ayaa tuulo hoos timaada waxa ay dileen guddoomiyaha Tuulada iyo qoyskiisa, kaddib markii shan ka mid ah...
15 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Sharm El Sheikh...
Muqdisho, 15, Marso, 2015.....Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, ayaa maanta furay kulan ay isugu yimaadeen...
Kulanka maanta gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha dalka uu la qaatay xubno ka socday Qaramada Midoobay...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)ayaa maanta ku dhex lugeeyay wado laami casri ah...
RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho