Siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin hore xilal kala duwan uga soo qabtay dalka ayaa shirkii wasiirrada arrimaha dibadda IGAD ee maanta lagu...
Muqdisho, 10 Jan 2015.Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guul ku tilmaamey qabsoomidda shirka wasiirada arrimaha dibedda...
Muqdisho, 10. Jan, 2015…Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa maanta soo xiray shirka aan caadiga ahayn ee...
Shirka Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka IGAD oo maanta lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho ayaa laga soo saaray qodobo...
Ciidanka booliska iyo Nabad Sugidda oo heegan buuxa ku jiray maalmihii la soo dhaafay ayaa maanta ku guuleystay in ay...
Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka IGAD oo shirkoodii caadiga ahaa ugu soo gabo gaboobay Muqdisho ayaa ka dhoofay garoonka...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada shirkii Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka IGAD oo lagu soo...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa soo gabo gabeeyay shirka 53-aad ee Wasiirada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya...
Wajiga koowaad ee shirka Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka IGAD ayaa la soo gabo gabeeyay, iyadoo iminka ay leeyihiin...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho