Munaasabad ay ka qeyb-galleen mas'uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan,xildhibaanno, siyaasiyiin, dhallinyarro iyo haween oo maanta laguqabtay magaalada Beledweyne ayaa lagu taageeray...
Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu guuleysan doono Imtixaanka mideysan ee dowladda qorsheyneyso in ay ka qaado ardayda...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maleeshiyaadka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee UGUS kala wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan gobolka...
Wasaaradda Howlaha Guud, Dibudhiska iyo Guriyeynta ayaa amar ay soo saartay ku sheegtay in dhismayaasha guud iyo kuwa gaarka loo...
Tababarkani oo ka soconayey 3-dii Cisho ee la soo dhaafay magaalada Nairobi ayaa waxaa soo qabanqaabiyay bangiga aduunka, iyadoo...
Xildhibaannada Haweenka ee ku jira baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxa ay kaga hadleen...
Wafdi uu hogaaminaayo wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha diinta mudane Cabduqaadir Sheekh Ibraahim (Baqdaadi) oo howlo shaqo ku jooga Turkiga ayaa...
Kulanka 1-aad ee Ergada maamul u sameynta Mudug iyo Galgaduud oo maanta si rasmi ah uga furmay hoolka shirarka...
Muqdisho, 3 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu...
Safarka beledweyne uu maanta ku gaaray danjiraha dowladda Djibouti uu ku gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa...
Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...
Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho