Wasiirada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Drs Khadro Bashiir Cali oo ay wehelinayaa Wasiiru dowlaha Mudane Cabdullahe Bile, Wasiir ku...
Mogadishu, March 09, 2015- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay walaac xoog leh ka muujineysaa...
Akhristeyaal waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirro ku saabsan marwada madaxweyanaha Qamar Cali Cumar oo kulan qado ah u sameysay...
Wasiirka Warfaafinta, Hidaha iyo Dalxiiska ee Xukuuamdda Soomaaliya Mudane maxmaed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa mAanta kulan la yeeshay Wakiilka gaarka...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen wasiiro,xilibaano, safiirka dowlada Talyaaniga u fadhiya dalka Soomaaliya ,Wakiilka Ha’yada cunada iyo Beeraha...
Gaadiidkan deeqda ah oo tiradoodu tahay 5 gaari ayaa waxaa hay’adda Horumarinta Barnamijyadda u qaabilsan Qaramada Midoobay oo magaceeda loo...
Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka socday Wasaaradaha kala ah Wasaarada Caafimaadka maamulka Puntland, Wasaarada Beeraha iyo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta...
Kulanka uu maanta xafiiskiisa kula yeeshay Wasiirka Warfaafinta, Hidaha iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) iyo qaar...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...
Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho