Duqa Degmada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug Md. Bile Diini Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay howlahan nadaafadeed oo...
Kulankan maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galayeen dhamaan agaasimayaasha guud ee wasaaradaha xukumadda Soomaaliya ayaa looga...
Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya,Mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa gaaray Magaalada Johannseburg ee Dalka K/Afrika si uu ugu qeybgalo Shir madaxeedka 42...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho, waxaana...
Ku xigeenka xoghayaha difaaca ee dalka Mareykanka Bob Work ayaa xarunta wasaaradda gaashaandhigga waxaa uu kula kulmay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya iyo...
Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta Sare ee xukuumadda Soomaaliya oo iclaamisay in 13-ka bishan ay qaadeyso imtixaanaadka mideysan oo laga...
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo dhawaan Ogeysiis uu ka sii daayay Warbaahinta lagu ogeysiinayay ardayda ka baxay dugsiyada sare in...
Munaasabad lagu xusayay dhalashada boqorada Ingiriiska Queen Elizabeth oo 89 sano jirsatay oo lagu qabtay magaalada Muqdisho Safaaradda UK ay...
Iyadoo Dowladda Soomaaliya ay ku howlantahay dib u dhiska iyo tayeynta Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo saldhig u ah...
Wasiirka wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka Soomaaliya marwo Sahra Maxamed Cali Samatar iyo wafdi ay hogaamineyso ayaa booqasho rasmi ah...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho