Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka ayaa maanta hambalyo ku aadan Maalinta Haweenka Adduunka, gaar ahaan haweenka Soomaaliyeed u dirtay Haweenka. Marwo...
Qaban qaabada xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka oo maanta ku beegan ayaa waxa ay ka socotaa magaalada Muqdisho...
Taliska Ciidammada Booliska Soomaaliyeed oo kaashanaya xafiiska Xeer-ilaalinta Qaranka, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku bur-buriyey Qamri horey hay’adaha amniga gacanta...
Magaaalada Buuhoodle waxaa maanta ka dhacay Banaanbax balaaran oo lagu taageerayey midnimada Soomaaliya. Banaanbaxa ayaa waxaa ka qabgalay boqolaal ka...
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, danjire Nicholas Kay ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta...
Kulankani lagu taageerayay go.aankii Dowladda Federaalka ah Ee Soomaaliya ay ka qaadatay wada hadalkii Stanbuul ayaa waxaa ka qayb galay...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo uu wehliyo Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka...
Dhuusamareb March 7, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka...
Munaasabad Shahaaddooyin lagu guddoonsiinayay haween dhameystay tababar ay fulineysay Hey’adda Wazda ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Tababarka oo socday...
Munaasibad xarigga looga jarayey howlgelinta shirkadda Ceymiska oo ay ka qeyb-galeen Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...
Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...
Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho