Munaasabadani lagu daafurayey wajiga 3aad ee barnaamijka isbadalka dhalinyarada Soomaaliyeed , kaasi oo dhalinyaro gaareysa 186 lagu bari doono qaybaha ...
Sii hayaha xilka wasiirka Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka wasaaradaasi. Munaasabadda oo lagu...
R/wasaaraha magacaaban Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa balan qaaday inuu soo dhisi doono xukuumad tayo leh oo dalka gaarsiisa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Kismaayo ee xarunta...
War qoraal ah oo kasoo xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xueen "Muungaab ayaa lagu...
Qaxootiga ku nool wadanka Hollan ee Banaaka La soo dhigay oo ay ku jiraan Soomaali ayaa waxaa ay bananbax cabasho...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Ra'isul wasaaraha cusub ee uu goor dhow magacaabay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rishiid Cali Sharmaarke oo wareysi gaar...
RADIO MUQDISHO(RIYAD):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Da’uud Aweys Jaamac, ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudi...
RADIO MUQDISHO(BRAZIL):-Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay shirka COP30 ee...
RADIO MUQDISHO(UGANDA):- 498 Sarkaal oo 48 ka mid ah ay yihiin Saraakiil Soomaaliyeed oo ka tirsan Ciidanka Qaranka ayaa maanta...
Turkiye ayaa maanta oo Jimco ah soo dhaweysay go’aanka Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay,kaas oo liiska cunaqabateynta looga saaray Madaxweynaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho